Cali Yare

MACALIMAD dugsiga hoose ayaa (Cali yare) waydiisey xisaab oo tiri Caliyow adiga oo heysta laba shilin haduu aabahaa kuugu daro afar shilin meeqa shilin ayaad haysataa Cali wuxuu yiri labo shilin--Macalimadii oo xanaaqsan baa tiri
-- Caliyow waxba xisaab kama taqaanid---Cali ayaa ku jawaabay macalin adna aabahey waxba kama taqaanid---Macalimadii waxay ogaatey in Cali aabihiis gacan adag yahay....!!!!!!!


Developed by Jago Desain