Posts

dhalin yaro Soomaliyeed oo laga raadinaya USA

Dowlada US aya waxa ay raadinaysaa dhalin yaro Soomaliyeed oo ka tagay wadanka maraykanka kana qayb galay waa sida ay hadalka u dshigeen dagaalada ka socda dalaka soomaliya waxayna ku biireen qolooyinka al qaacida Dhalintan ayaa waxa ay sii mareen Dubai iyo nairobi ka dibna waxa ay u dhaqaajiyeen magaalada Nairobi hadaba halkan ka daawao

Developed by Jago Desain