Posts

Howlaha isu socodka yurub oo ka billaabmi doona Switzerland 12/12/2008.


Golaha Barlamaanka Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaadeen in 12ka december ay rasmi ahaan ugu soo biirtay dalka Switzerland Heshiiska Schengen/ Dublino, waxaa la isu furi doonaa Isbaarooyinka yaala Xuduudaha Swissku la leeyahay Wadamada dereska la ah iyo Garoomada Diyaaradaha.

Golaha Federaalka Switzerlanda ayaa soo dhaweeyey warka ka soo yeeray Barlamaanka Midowga Yurub , balse wixii ka dambeeya 12, dicembre waxaa billaabmaya isu gudbinta faraha laga qaaday dadka qaxooti doonka ah iyo dadka dembiga ka soo galay wadamada Yurub ee ku jira ama qaatay ku dhaqanka heshiiska Schengen
Developed by Jago Desain