Musharxiinta puntland qeybtood oo xiriir la leh argagaxisada



Waraar laga helayo ilo lagu kalsoon yahayayaa ayaa sheegaya in ragga isku soo sharaxay madaxwayne-nimada puntland qeybtood aay xiriir dhow la leyahiin uruurka argagaxisada ee ka Dagaalami Konfuurta Soomaaliya Sida Maxkamadaha Iyo Alshabaab taasi oo khataar ku ah jiritanka puntland raggan ayaa ka soo kala jeeda gobolada Nugaal iyo Mudug.
Musharaxiintan ayaa woda qorshe puntland loga sameynayno maxkamado sida ka jirta konfuurta Soomaaliya.


Hadaba hadii musharaxiintani ku guleystan doorashada puntland ayeey dhabar-jaab ku tahay shacabka puntland waxayna guul u tahay nabadiidka iyo argagaxisada Alshabaab
Dhanka kale dhowaan ayeey aheyd markii musharaxiinta puntland qeybtood lagu eedeyey falalka burcad baddeed-nimada taasi oo aay ku gacan seyren qeybtood , hadaba puntland ayaa u muqata goob cadow badani ku hardamayo aana la ogeyn halka aay ku dambeyn doonto.
Developed by Jago Desain