December 17, 2008

Nabadoonada gobolka bari oo jawaab culus ka yiri hadalki kenya Ee shalay

SHARE
Shir aay iskugu yimadeen nabadoonada gobolka bari ayaa maanta ka dhacay magaalada bosaso Ee Xuruunta Gobolka Bari shirka nabadoonada aay Iskugu Yimadeen waxa ka hadlay Nabadoono aad u fara badan balse waxa dadka indhahooda soo jiitay hadal ka soo baxay afhayeenka nabadoonada Nabadoon Botan dhowre Waxana u yiri “Anagu waxan u araagna hadalka dowladda kenya mid aflagado ku ah shacabka soomaaliyeed”

Sidoo Kale Nabadoon Botan Dhowre Waxa U Yiri ”Hadalka ka soo baxay wasiirka kenya nogama duwana wasiir puntland ah oo cunaqabateyn ku soo roga madaxweynaha kenya”
Sidoo kale nabadoonada gobolka bari ayaa tageero baladhan u mujiyeey ra’iisal wasaaraha cusub mudane maxamed maxamuud guuleed (Gacmadheere) iyaga oo sheegay inu yahay ra’saal wasaaraha xaqa ah ee dalka soomaaliya.

Sidoo kale nabadoonada gobolka bari ayaa sheegay in baarlamaankasoomaaliya loga bahan yahay in aay tageeran ra’iisal wasaaraha cusub ee soomaaliya
SHARE

Author: verified_user

4 comments:

  1. waa ku saxanyihiin odayaasha reer bari , nin ka xun ninkaas nuur cadde ah waligay ma arag

    ReplyDelete
  2. ha noolaado gacma dheere

    ReplyDelete
  3. haa waa ay ku saxanyihiin odayaasha goaankooda
    kenya marabto inay somlaia israacdo
    cabdilaahi yusuf waa nin jkecl inay somalia is racdo
    puntland waxay u taagantahy siday somalia isukayni lahayd
    nuur cade waa nin lacag kasoo qatay reer galbeedka
    puntland iyo shacabkeeda yeelimaayaan arintaas yada ah
    anoo ku hadlaya magaca dhalinyarda puntland ee jooga london aan cadaynaynaa inaau taagersanahy maxamedmaxmud gacamadheere

    ReplyDelete
  4. by fahad omar said

    ReplyDelete

NB: Fadlan Akhriste Firkirka aad Dhiibanayso haku Ekaado Warkaan oo Keliya