Posts

Nabadoonada gobolka bari oo jawaab culus ka yiri hadalki kenya Ee shalay

Shir aay iskugu yimadeen nabadoonada gobolka bari ayaa maanta ka dhacay magaalada bosaso Ee Xuruunta Gobolka Bari shirka nabadoonada aay Iskugu Yimadeen waxa ka hadlay Nabadoono aad u fara badan balse waxa dadka indhahooda soo jiitay hadal ka soo baxay afhayeenka nabadoonada Nabadoon Botan dhowre Waxana u yiri “Anagu waxan u araagna hadalka dowladda kenya mid aflagado ku ah shacabka soomaaliyeed”

Sidoo Kale Nabadoon Botan Dhowre Waxa U Yiri ”Hadalka ka soo baxay wasiirka kenya nogama duwana wasiir puntland ah oo cunaqabateyn ku soo roga madaxweynaha kenya”
Sidoo kale nabadoonada gobolka bari ayaa tageero baladhan u mujiyeey ra’iisal wasaaraha cusub mudane maxamed maxamuud guuleed (Gacmadheere) iyaga oo sheegay inu yahay ra’saal wasaaraha xaqa ah ee dalka soomaaliya.

Sidoo kale nabadoonada gobolka bari ayaa sheegay in baarlamaankasoomaaliya loga bahan yahay in aay tageeran ra’iisal wasaaraha cusub ee soomaaliya
Developed by Jago Desain