Hey’adda CIA-da Mareykanka iyo shirkadaha la shaqeeya ayaa albaabada isugu dhufteen website- ururka alshabaab.

Hey’adda CIA-da Mareykanka iyo shirkadaha la shaqeeya ay albaabada isugu dhuftay fariisinka ay ururka alshabaab ku lahaayeen internet ka ee ahaa http://www.kataaib.net/

shirkadahan oo kahelay amar uga yimid dhinaca hay'ada sirdoonka marakanka(cia) ayaa albaabada u laabay boggi ay ururka alshabaab ku lahaayeen hawada,

hada kohorna waxay Warsaxaafadeed ay soo saareen Ururka Hubeysan ee Al-Shabaab Al-Mujaahidiin oo ay kaga hadlayeen fariisinkoodii Internet-ka oo la xiray.

Waxaa ay sheegeen in Hey’adda CIA-da Mareykanka iyo shirkadaha la shaqeeya ay albaabada isugu dhufteen website-koodii Al Mujaahid



Developed by Jago Desain