Video: Islaamiyiinta Somaliya oo bireynaya muwaadin Somali ah


Kooxaha Islaamiyiinta Somaliya ka dagaalama ayaa sida Filmkan ka muuqata bilaabay in ey bini`aadamka bireeyaan, iyadoo naqshadanina u muuqato in laga soo min guuriyay kooxahihii ka dagaalami jiray dalka Ciraaq.


DIGNIIN: Fadlan Ha daawan Filimkan hadaad qalbi jilicsantahy
WARNING: please don't watch if your heart is weak !!!!


Developed by Jago Desain