Darood

Daarood Waa Beel Ka Mid ah Beelaha Somaliyeed ee dagta Geeska Afrika. Darood Magaciisa oo Buuxa Waa Cabdiraxmaan Bin Ismaciil Al-Jabarti Laakin Ku Magac Dheer daarood.Afka Carabiga Qabiilka Daarood Waxaa Lagu Yidhaa (بني داوود). Afka somaliga Magaca Daarood Wuxuu Ka Kooban Yahay Labo Eray oo Isku Raran Kalana Ah daar oo ah Hooy Iyo ood oo asagana ah meel oodan(oo ku hareereysan Darbi,Geed ,Ood IWM). Inta Badan Dadka Ka soo jeeda Beesha Daarood Waxey Degaan Gobolada Puntland ,Somali galbeed Itoobiya,NDF Kiinya,Koonfurta Soomaaliya , iyo Waliba Yaman.

Qaab Dhismeedka Beesha Daarood

Geri

  • Issak Hassan, Abayoonis Hassan, Omer Hassan and Ika Hume Geri

  • Mareexan

    • Howrarsame

    • Reer xasan

    • Reer faarax ugaas

    • Reer axmed xuseen

    • reer ziyaad xusen

    • Uur Midig

    • wagardhac

    • Celi

    • calidheere


  • Ogaadeen

    • Maqaabul(Makaahiil & Reer Sacad)

    • Gumcadle

    • Maxamed Subeer

    • Abdalla

    • Abudwaaq


  • JIDWAAQ

  • Bartire

  • Absguul

  • Yabaree

  • Leelkase

    • Maalismogge

    • Muumin Aadan

    • Mahamed Aadan

    • Mohamud Ali

    • Korshe

    • Fiqi Ismail

    • Reer Ali Sheikh

    • Suhurre

    • Reer Awsalaat


  • Harti

    • Warsangali

      • Dubays

      • Cumar

        • Reer Garaad

        • Aadan Siciid

        • Reer Saalax

        • Reer Faatax

        • Bihi door

        • Bah Ogayslabe

        • Nuux Cumar



    • Dhulbahante

      • Xuseen Saciid

      • Muuse Saciid

      • Axmed Saciid


    • Dashiishe

      • Reer Xaji

      • Reer Boqor

      • Reer Gabdoon

      • Reer Ugaas


    • Majeerteen

      • Amaanle

      • Wabeeneeye

      • Siwaaqroon

      • Saleebaan



  • Cali Salebaan

    • cowlyahan

    • cumr cali

    • ismacil cali

    • bicidyahan cali

    • Adam cali

    • sicid cali


  • Ismaciil

  • Musa

  • ugaar

  • CAbdirahem

  • Maxmud

  • Ciise Maxamud

  • CUmar Maxamud

  • Cisman Maxamud

  • Nuux Maxamud

  • Reer Bicidyahan

  • Ismaaciil Ibraahiim

  • cali jibraahiil



      • cabdulle maxamed (reer naxar, dhuxul sharmarke)


    • calli cabdi

      • maxamud cabdi

      • reer maqawqabe

      • reer gurey


  • Cali

  • Nuux



Developed by Jago Desain