masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Soomaalida Sweden ku nooleed ahaa

Magaalada Sweden ayaa manta waxa ka dhacay aas balaadhan, oo logu aasay musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Todobada qof ee dhintay ayaa waxa ay kala ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah .


















Developed by Jago Desain