Jagooyin Shaqo oo Ka Banaan Ruunyotech

JAGOOYIN BANAAN
july 2010

Ruunyo information Technology (Ruunyo Tech ) Waxay ogeysiinaysaa cidii daneyneysa inay ka banaan yihiin Jagooyinka shaqo ee soo socda:

Waxaana looga baahanyahay qofkii isku sharaxaaya jagadaas inuu buuxiyo shuruudaha hoos ku xusan
Information Technology (IT) 2 jago

2. Waa in uu heystaa bechelor of IT ama wax u dhigma
7. Waa inaysan da’diisu ka yareyn 22 sano kana weyneyn 30 sano
3. Waa in uusan wax balwad lahayn
4. Waa in uu leeyahay waaya aragnimo shaqo xagga IT-da ah.
5. Waa in uu yahay qof mas’uuliyada qaadi kara
6. Waa in uu diyaar u yahay in uu ka shaqeeyo meelkasta oo looga baahdo
7. waa inuu leeyahay xirfad xagga Iibka iyo Suuqgeynta
8. Waa in uu leeyahay xirfadda la xiriirida dadka kale (Communication Skills)


Marka qofkii isu arka inuu buuxin karo , rabana inuu ku soo biro shirkada cusub ee Ruunyo Tech waxaa laga doonaayaa in waraaqihiisa codsiga iyo CVga uu ku soo diro Cinwaankan :

Developed by Jago Desain