Masjid Minneapolis ku yaal oo dad intay Salaad Subax tukadeen, fafadhiyaan

Masjid Minneapolis ku yaal oo dad intay Salaad Subax tukadeen, fafadhiyaan, baa waxa si kedis ah kusoo galay Gaal Ameerikaan ahoo middi weyn sita. Dadkii Salaadda tukaday buu weydiiyey: Qof Muslin ahi ma idinku jiraa?. Dadkii way wada baqeen, laakiin hal nin oo geesi ahaa baa yiri: Aniga ayaa Muslin ah. Gaalkii baa ku ...yiri: Dibadda ma iigu soo bixi kartaa?. Kolkii dibadda loo baxay buu ku yiri:
Waxan wataa Wan aan doonayo in qaabka Muslimiintu xoolaha u gawracdaan aad iigu Gawracdo iiguna Maqaar bixiso. Muslinkii Wankii inta uu gawracay buu Gaalkii ku yiri: Anigu waan kuu Gawracaye cid kuu Maqaar bixisa raadso. Gaalkii baa Masjidkii ku laabtay isaga oo middidii oo dhiig ka da'ayo sita. Dadkii ayuu weydiiyey: Qof kale oo Muslin ahi ma ... See Moreidinku jiraa?. Dadkii oo dhan baa hal mar Imaamkii Masjidka farta ku fiiqay. Imaamkii oo jaraynayaa waxa uu yiri: War miyaad waalateen?. Ma labada Rakco een idin tujiyey baan Muslin ku noqday?.

Developed by Jago Desain