Warshad lagu sameeyo Lacagaha Falsada ah oo laga hirgeliyey Degmada Carmo

Degmadda Carmo ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa si xoog leh dadka degan ula yaabeen, ka dib markii ay arkeen Lacago falso ah oo Magaaladda Tijaabo ahaan loo soo geliyey, kuwaas oo Sarkiil ka tirsan Ciidamada ay bilaabeen in biibitooyinka ay Shaaha laga cabaan Daawo Sawiro

Makiinadda Lacagta lagu sameyey oo ah mid nooceeda aan horey loo keenin ayaa wax ay la socotay Qalab la keenay Isbitaalka Garowe Jan 24, 2010 taasi oo ay keentay Marwadda Koowaad ee Wasiirka Maaliyadda Puntland, Drs. Idil Maxamud Af-Balaa. Makiinaddan oo si tijaabo ah, loogu bilaabay in lacagaha ay ugu soo saarto Tuuladda Carmo ee ku taaladda Wadda Laamiga ah ayaa waxa ay qeyb ka tahay Qorshaha dowladdu wado in ay Lacago badan oo shilin Somali ah ku soo saarto, taasina ay khatar gelin karto Nolosha Kumanaan awalba Lacagaha Burcad Badeedu ay saameyn ku yeesheen.

Maxamad Xasan Carabey oo isguna ka mid ah Sarkiisha Isbitaalka Garowe, ayaa wax uu Warbaahinta u sheegay in qalabkii dhawaan ay Marwadda Wasiirka Maaliyadda Garowe gaarsiisay qaarkood noqdeen kuwa dhacay oo qalab duug ah.

Hasse yeeshee khatarta ku soo fool leh shacabka Puntland ayaa ah in, Lacagaha Falsadda ee Durba laga bilaabay soo saaristooda degaanka Carmo, kuwaas oo hadii aanu shacabka ka hortagin keeni karta khatar xoog leh


ruunyo.com

Developed by Jago Desain