France Oo Dawladda Uganda Ka Codsatay In Ciidan U Soo dirto Soomaaliya

Dawladda Faransiiska ayaa ka codsatay Wadanka Uganda iyo wadamada kale ee Afrika in ay ciidan u soo diraan dalka Soomaaliya oo mudo ku siman 20-sano ay dagaalo sokeeye ka socdaan isla markaana aanay ka jirin wax Dowlad dhexe.

Lt.Col.Pascal Bayle oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga dalka Faransiiska ayaa sheegay in lama huraan tahay in Ciidan loo diro xilligaan dalka Soomaaliya si ay uga qayb qaatan wax ka qabashada colaadaha ka aloosan dalka.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan Ciidan ka socda Midowga Afrika kuna howgala magaca AMISOM oo la sheegay in ay u joogaan howlo nabad
Developed by Jago Desain