Ergadii Shirka Wadatashiga ,Nabada & Horomarinta oo Si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay Baargaal

Waxaa Magaalada baargaal  Maantay  lagu soo dhaweeyay wafdi sare oo uu hogaaminaayo Beeldaaje Ismaacil Beeldaaje Yaasin iyo Suldaan Siciid Maxamed cali,wafdigan waxaa ka mid ahaa wafdi kasocday labada gole ee puntlnad,wasiirka beeraha iyo waraabka puntland  Eng Maxamuud saalax,  Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Golaha wakiilada puntland Dr  salaad Xareed Cali  Iyo Taliyaha Ciidamada 
Wafuudan ayaa si heer sare  loogu soo dhaweeyay, iyagoo halkaasi ay ku sugnaayeen wafuud Kale  oo horay u timi MAgaalada Baargaal Si ay uga Qayb Galaan Shirka Wadatashiga NAbada & Horumarinta  ee ka Bilaamanaaya Degmada baargaal 


Developed by Jago Desain