ISgaarsiinta oo saaka ka go'an Degmada Baargaal

Wararka ka imaanaya magaalada Baargaal ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Saaka oo ay taariikhdu tahay 07/5/2011 ay ka go'an tahay isgaarsiintu

Isgaarsiinta Ka go’an Degmada Baargaal ayaa saameysay deegaanada dhinaca bari, gaar ahaan Caluula , xaabo iyo deegaanada kale ee iyagu isgaarsiinta ka qaata Degmada Baargaal.

Ilaa iyo hada ma cada in isgaarsiinta La gooyay iyo in cilado xaga farsamada ahi ay jiraan ,Si kastaba ha ahaatee , isgaarsiinta ka go’an Degmada baargaal iyo degmooyinka kale ayaa waxaa hakad galay dhaqahaqaaqii ganacsiga iyo xiriirka Dadweyanaha kunool Degaanadaas

Shabakada Baargaal.net
Isha Wararka Baargaal iyo Nawaaxigeeda

Webmaster@baargaal.net
Developed by Jago Desain