Roob Lagu Diirsaday Iyo Biyo Soo Togay Magaalada baargaal + Sawiro

Baargaal.net :Roobab lagu diirsaday ayaa Saakay Qabtay magaalada Baargaal , kuwaas oo ay si wayn ugu diirsadeen Dadka iyo duunyada ku Dhaqan Degaankaas

Guuxa dadweynaha ayaa maanta aad ugu faraxsanaa waxaa hadal hayntu ugu badani ahayd xagee roobku u badanyahay iyo Biyaha Kasoo Dhacaayaa Qarka , Biyaha Ayaa Ka soo Dhacaya Moqor , Moorahante , Dhadhaablaho , qoryooleey , iyo meelo kale

Waxaa Kaloo ilaa xalay Biyo Xoogan Maraayeen Togga Duuba , biyaah oo ka soo rogmaday carcaro iyo deexaani , ayagoo meelo badan soo maray wax dhibaatana ma ay gaysan

Filo sawiro Badan saacadaha soo socda


SHABAKADA BAARGAAL.NET
Webmaster@baargaal.net
Developed by Jago Desain