Posts

Dhamaan Hawilhii Hay’adaha Qaramada Midoobay ay kawadeen Degaamada Baargaal iyo caluula oo Fadhiya

waxaa mudo laba bilood ah Istaagan oo aan shaqayn dhamaan hawlihii ay
hay'adaha Qaramada midoobay hoos taga ay ka wadeen baargaal & Caluula
iyo dhamaan degaamada hoos taga labadaa degmo

Hay'adadahaas ayaa go'aankaas ay shaqadooda ku hakinaayaan ku fasiray
amni daro ay ka tirsanaayaan degaamadaas
Waxaa dhamaan istaagay hawlihii talaalka , iyo dhamaan hawlihii kale
ee samafalka ahaa ay hay'adahaasi ka wadeen degaamadaas

Developed by Jago Desain