Burcad Badeed Laba beelood ka soo kala jeeda oo saakay dagaal ku dhexmaray Gudaha Magaalada Baargaal

Waxaa Xalay iyo saakay Bartamaha Magaalada Baargaal  Dagaal Culus Ku dhexmaray Burcad Badeed Laba beelood Ka soo Kala Jeeda , Dagaalkaas ayaa waxaa ku dhaawacmay Laba nin oo saakay loo qaaday xakaga iyo Boosaaso Xarunta gobolka Bari

Kooxaha ku dagaalamay Magaalada Baargaal ayaa la tibaaxayaa inay ku dagaalamayaan Arin sal ku haysa gaari lakala dhacay , 

Waxaa kale oo xalay magaaladay  Wiil Daroogaysan uu adeerkiis ku dilay  magaalada gudaheeda , Ilaa Hada la garanmaayo sababta keentay dilkaas 

 xisad badan ayaa saakay laga dareemaayaa magaalada Gudaheeda 



Developed by Jago Desain