Somalia:TV-ga Qaranka Oo Dunida oo Dhan Laga Daawanayo

Telefishinka Qaranka ayaa kowda agoosto si toos ah looga daawan doonaa qaaradda Yurub, iyada oo todobaadka soo socdana laga daawan doono  dhamaan qaaradaha aduunka.

frequency-ga aad Yurub uga dawan karto TV-ga waa:-
Hotbird frequency 11642.
Fec: 3/4.
Polarization:  Horizontal
Symbol rate: 27.5ms.
Sidoo kale Telefeshinku waxa uu todobaadka soo socda galayaa qaaradda ameerika oo laga daawan karo satlaaydka Galaxcy.
Developed by Jago Desain