War Deg Deg:Dooni Ganacsi Oo Kuquustay Xeebaha Wadanka Cuman

War Goor Dhawayd soo Gaaray Shabakada Baargaal Media ayaa waxaa lagu sheegay in
Dooni laga leeyahay Dalka Pagistan ay ku Degtay Xeebaha Cumaan , Doontaas oo Sida wararka aan ku helayno u socotay  Xaga iyo Xeebaha Maamulka Puntland Gaar ahaan Dekada Magalada Boosaaso oo ay u siday Xamuul isugu jira Gaadiid & Shidaal,

Sida NAga soo Gaaray  Qaar ka mida Ganacsatada Magalada Boosaaso , Doontan oo aan  wali Magaceeda la Shaacin  ayaa waxaa Saarnaa 16 Shaqaale ah

wixii Cusub oo soo kordha Kala soco
SHABAKADA BAARGAAL.NET

Developed by Jago Desain