Waraaqaha Akhristayaasha

halkaan waxaa ku soo gudbinaynaa waraaqaha  naga soo gaaray Akhristaayaasha , iyo Guuxa dadwaynaha
hadii aad rabtid inaad ka qayb qaadato ,  nagal soo xiriir Halkan 
Ama noogu soo Hagaaji Cinwaanka : Baargaal@gmail.com
___________________________________________________
Nameraage cumar

Emailraage@hotmail.com

Message:

asc. dhamaan waxaa salaamayaa bah weynta soomaaliyeed meelkasta aya joogto waxaa xusid mudan kacaankii 21 oktoobar,
waa maalin qadarin mudan.
haddaba. soomaaliya waxay soo martey mar xalado kala gedisan, haddaba soomaaliya waxaa xusuus ku reebay kacaankii 21 oktoobar. waxaa loo tiriyey heeso kala gidisan halku dhigayo haddaba waxaad ka xusuusataa kacaankii 21 oktoobar. waxaa la arkey dunidoo nabadd ah oo dadka is dhexmaraayo. haddaba, maalinta jimcaha ah waxaa ku beegan kacaankii 21 oktoobar waa maalin xusid muddan.


__________________________________________________________________________
Waraaqda 1 aad   Taariikh 8/10/2011

NameRaage Cumar
EmailRaage@hotmail.com

Waraaqda :

Asc. dhamaan waxaa salaamayaa dadka ku af tirsada nawaa xiga bari. Runtii dadka ku fakiraya himlo guracan in runta laisku sheego ayaa haboon guruubka dooxa joog waxaan u shegayaa, beesha waa ul iyo diirkeeda, dooxa joog wax ma hagaajinin dantaada ayaad ka hadashey masalaxadna kuu ma ahan in aad dad wasiir u magacawdo. fekerkaaga ayaa halahaas ah.



Developed by Jago Desain