Shabakada Baargaal.net Waxyaabaha Aduunka ugu Yaabka Badan

wax badan baa jira oo markaad aragtid ama maqashid ku yaab galiya , mararka qaarna aad rumaysan kari waysid ,  waxyaabahaas oo leh calaamado aan caadi ahayn , sida waynaan xad dhaaf ah , dherer , buurnaan , Iwm .. Shabakada Baargaal.net waxay qaybtan idinku soo gudbinaysaa Wararkaas

NINKA ADUUNKA UGU DHEER OO LA KULMAY NINKA UGU GAABAN

Aan Bakinshe oo ah 56-sano jir ayaa lagu sheegaa in uu yahay ninka aduunka ugu dheer ka dib markii la waayay wax la jin ah ama la Dherer ah, waxayna wada kulmeen ninka aduunka ugu gaaban oo dhererkiisu lagu sheegay ilaa 40cm dhalasha ahaana ka soojeeda dalka Mongoliya magaciisana la yiraahdo Bingh Ying , laguna sheegay Da'diisa 18-sano Jir .
Kulankaasi ayaa ahaa mid ay ka soo qeyb galeen madax badan oo ka tirsan kuwaa oo la yaabanaa taariikhdaaan oo baal Cajiib ka gashay. Daawo Sawirada Kulankaas




NINKA ADUUNKA UGU LUGA DHEER


Sawiradii Laga Qaaday Asagoo Yar  





Tuulada lagu magacaabo Hawasi ayaa waxaa laga furay dhawaan Hotelka aduunka qaab ahaan ugu dheerAsagoo dhererkiisu gaaraayo  328 Mtr waxaana ku bax, Waxaana lagu tiriyaa Hotelkan in uu ka midyahay Hotelada ugu dheer dalka Shiinaha 50-kii sano ee ugu danbeeyay.





GAARIGA ADUUNKA U DHEER




Gaarigaan ayaa lagu sheegay in uu yahay midka aduunka ugu dheer ka dib markii isbarbar dhig lagu sameeyay dhamaan gawaarida shirkadaha kale ee caalamka laga soo saaro.

Gaarigaan ayaa galay liiska gawaarida ugu caanka badan muuqaal ahaan iyo waliba ciyo layaabka aduunka  Asagoo Haatan  uu noqday midka ugu dheer , walow aan laysku raacsanayn  , nala daawo sawirada gaarigaas.






SHABAKADA BAARGAAL.NET
Baargaal@gmail.com

Developed by Jago Desain