Bahal Muran badan dhaliyay oo duleedka baargaal lagu dilay

Waxaa duleedka magaalada baargaal  ee gobolka bari lagu dilay bahal , lala yaabay oo dhaliyay muran badan , Bahalkaas oo aan horay degaanka lagu arki jirin

Waxaa hugunka iyo muranka sii badiyay diyaarad joog hoose dul heehaabaysay mudo dheer meesha lagu dilay bahalkaas , saacado ka hor dilkiisa

Dad badan ayaa aaminsan inay diyaaradaasi halkaa ku dajisay  bahalkaas ,
Meesha dadka qaybtiisa kale ay magacyo kala gadisan ku sifeeyeen bahalkan ,


Developed by Jago Desain