Ereyada heestii Jacaylkii Qabyoobay Nimcaan Hilaac

Jacaylkii Qabyoobay Nimcaan Hilaac

Jaceylkii qabyoobayoo Nasiib Qadar baajiyoo Qiimaad ku lahayd aktayda Xasuus igu qaaliyaay Qiimaad ku lahayd aktayda Xasuus igu qaaliyaay Qiimaad ku lahayd aktayda Xasuus igu qaaliyaay
Jaceylkii qabyoobayoo
Qiimaad ku lahayd aktayda Nasiib Qadar baajiyoo Qiimaad ku lahayd aktayda Xasuus igu qaaliyaay Qiimaad ku lahayd aktayda Xasuus igu qaaliyaay Qiimaad ku lahayd aktayda Xasuus igu qaaliyaay
Anigoon diideen Qoraalka Inoo qadar yahay iswaaga Qudhani qofkii ay jaclayd Qudhani qofkii ay jaclayd Waayaha kala qariyiyoo Anigoon diideen Qoraalka Inoo qadar yahay iswaaga Qudhani qofkii ay jaclayd Qudhani qofkii ay jaclayd Waayaha kala qariyiyoo Wadnahii Samir qaadayee Qalbigii hooy bogsoyoo iyeel Dareen i qasbaayay iyo Sanadan qatanaa darteedee Naftii iga heshay quusoo Wadnahii Samir qaadayee Qalbigii bogsoyoo iyeel Dareen i qasbaayay iyo Sanadan qataneey darteeday Naftii iga heshay quusoo Qamuunyo jacayl ahoo Qofaan lala qaybsaneen Intaad iqtiyaar ka qaado Ruux kale ha uqaban sideydii Intaad iqtiyaar ka qaado Ruux kale ha uqabin sideydii Qeybakaan sugayaa sugayaa sugayaa Anoo Nolasha qeybaha ii haray Allaha qaniyaan baryaa Inaan qurux kaga gudbee Qeybakaan sugayaa sugayaa sugayaa Anoo Nolasha qeybaha ii haray Allaha qaniyaan baryaa Inaan qurux kaga gudbee Wadnahii Samir qaadayee Qalbigii hooy bogsoyoo iyeel Dareen i qasbaayay iyo Sanadan qatanaa darteed Naftii iga heshay quusoo Wadnahii Samir qaadayee Qalbigii hooy bogsoyoo iyeel Dareen i qasbaayay iyo Sanadan qatanaa darteedee Naftii iga heshay quusoo Wadnahii Samir qaadayee Qalbigii qaadayoo iyeel
Developed by Jago Desain