Gudoomiyihii Degmada Baargaal oo horkacaaya Hay'ado iyo Mashaariic oo galabtay si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay Taageer

Waxaa Galabtay Soo gaary Taageer wafdi hay'do oo uu horkacaayo gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane Axmed Maxamuud yuusuf (Axmed Guray ) ,Wafdigan oo Watay kolanyo Baabuur ah ayaa waxaa si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay Taageer ,

Wafdigan ayaa markay gaareen Taageer waxaa si aan loo kala harin u soo dhoweeyay dadwayne aad u badan kuwaaso ay ka muuqdeen shacuur iyo dareen aad u sareeya ,

Wafdigan ayaa caaway waxay joogaayaan taageer , ayadoo la jecelyahay inay bari usoo socdaali doonaan xaga iyo degmada baargaal , waxaana aad loogu diyaargaroobay magaalada baargaal soo dhawaynta wafdigan ayadoo loo xil saaray guddi soo qabanqaabiya soo dhawaynta wafdigan

qaybaha bulshada ayaad aad u soo dhaweeyay socdaalka wafdiga, maadama ay wadaan mashaariic dadka iyo dhulka lagu horamarinaayo

safarka iyo kulamada wafdigan kala soco shabakada baargaal

Shabakada Baargaal.net
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain