War ku saabsan shidaal qodida ka socota Puntland

Wararka ka imanaaya Dooxada Dharoor ee Maamulka Puntland  ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay meel fiican ay marayso qodida shidaalka oo hada marayso ilaa iyo 1850 Mitir.

ilaha wararka na soo gaaraaya ayaa tibaaxaaya in meesha ilaa hada la gaaray qodida laga helay natiijadii  la raadinaayey , jawiga shaqadana aad u fiicanyahay


Developed by Jago Desain