Home daawo dhulkii muudiye daawo Dhulkii : Muuqaalka Guud ee Magaalada Muudiye Muudiye Waa magaalo yar oo ay wada deggan yihiin beelo walaalo ah , waana magaalo lehna neecaaw macaan, magaalada muudiye waxay ka koobantahay sadex xaafadood daawo sawiro laga soo qaaday magaalada muudiye .