Posts

Golaha isimada puntland oo halkani tacsi tiiranyo leh uga diray nabadoon Cali Axmed Cali.

Qaarkamid ah iisimada puntland ayaa tacsi halkani uga diraya Nabadoon
Cali axmed Cali( Cali Kolon ) oo kugeeriyoodey degmada baargaal ee
gobolka taarikhdu markii ayhayd 22/5/2012 ayadoona lagu Aasay magalada
Baargaal Subaxnimadii 23/5/2012

Hadaba waxa halkan tacsi uga diraya ehelka iyo Qaarabada uu
kageeriyoodey dhamaan isimada puntland,waxana ay ilahay uga weydinayan
inuu janada fardowsa ka warabiyo.

suldaan maxamed yuusuf Cabdi oo kamid ah Nabadoonada ugu magaca weyn
puntland ayaa sheegay inuu ahaa Nabadoonku mid ka shaqeeya arimaha
nabada iyo horumar dalkiisa,waxaana uu suldaan maxamed yuusuf cabdi
intaa ku daray inuu ahaa nin ay aad isugu dheer yahiin,ayana sowada
shaqaynayeen.

"waxan halkani tacsi uga dirayaa Nabadoon Cali Axmed Cali(Cali Kolon)
oo kugeeriyoodey Degmada baargaal ee gobolka bari,waxana ilahay uga
waydinaya inuu naxaristii eebe ka waraabiyo"ayuu yuri suldaan maxamed
yuusuf Cabdi.

Isimada Halkaan Tacsida Ka diraaya :

1-boqor cabdulhi boqor muse
2-ugaas xasan ugaas yaasin
3-suldaan maxamed yuusuf cabdi
4-beldaje salad cali farax
5-beldajecali farax maxamud
6-suldaan dahir maxamed muuse
7-suldan cabdulahi salax jenicad
8-suldaan bashir muuse (konte) 9-suldaan muuse faarax muse
10-suldaan cabdulahi xildiid (soote)
11-beldaaje isamcil beladje yasin
12-beldaje cabas cali bin jecel
13-suldaan sacid guuled san yare
(14)suldaan maxamed cali maxamed
15-suldaan raage shiikh maxamud
16-suldaan daud maxamud farax
17-suldan jamac xasan ibrahin
18-islan maxamud islan yaasiin
19-garad cabduulahi maxamud dacar
20-garad maxamed aadan finiin.

waxana na soo garsiiyay tacsidan suldaan maxamed yuusuf cabdii oo ka
mida saladiinta rer puntland kuna sugan qarad yurub Austrai waxan uu
shegay suldanku in ay saxibdheer ahayen nabadoonka cali kolon

DHAMAAN SALAADINTA AYAA WAXA AY ILAHAY UGA BARYAYAAN INUU JANADA
FARDOWSA KA WARAABIYO.

AMIIN….AMIIN. KULU NAFSIN DAA'QATUL MAWD…

Shabakada Baargaal.net
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain