June 15, 2012

Ciidanka Xooga Dalka WUU DHASHEE HALA DHISO, HALA DHAAYO, HALA DHAWRO, HANA LOO DHIIBO!

SHARE
Halwinteyda., ... Heegankeyga, ... Hammigeyga, (1 jeer)
HAAAAA!      HAAAAA!       
HAAAAA! (1 jeer)
HAA WEEYE ( 3 jeer)

Weerarkeyga, ... Waabinteyda, ...Warankeyga, (1 jeer)
WEEEEE!      WEEEEE!      WEEEEE! (1 jeer)
WED WEEYE! (3 jeer)

Dadkeyga, ..., Dalkeyga, ... Diinteyda (1 jeer)
DIIIII!      DIIIII!      DIIIII! (1 jeer)
DIFAAC WEEYE (3 jeer)


Ciiddeyda, ..., Cirkeyga, ... Calankeyga (1 jeer)
CIIIII!      CIIIII!      CIIIII! (1 jeer)
CISSEYN WEEYE (3 jeer)
SHARE

Author: verified_user