Duqayn loo gaysay Balli-dhidin, oo ka tirsan gobolka Bari.

Waxaa maantay duqeyn dhinaca hawada ah Loo gaystay xarumo ku yaal
deegaanka Balli-dhidin, oo ka tirsan gobolka Bari.
waxaan la sheegay in xarumaah ay lahaayeen kooxo burcad badeed ah oo
halkaasi degtay

wararka ayaa sheegaaya in ciidama weerarkaa qaaday ay adeegsadeen
saddex Helicopter, Lama garanayo inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha
nafeed ee weerarka ka dhashay, inkastoo warar naga soo gaaraaya ilo
degaanka ah inay jirto wayxeello isugu jirta dhimasho iyo dhaawac

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay , meelaha la weeraray iyo kooxihii
halkaas ku sugnaa

Shabakada Baargaal.net
Isha wararka horumarka Degaanada Calbari
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain