TAARIIKH NOLOLEEDKA FANAANAkA AHMED CUMAR CIGAAL IYO SALAAD MAXAMED SHARDI SALAD (DERBI)

 AHMED CUMAR CIGAAL  wuxuu galaya fanka isagoo yar oo ah arday waxana ahayd sanadkii 1967    wuuxuuna ka bilaabay Riwayadii la oran jiray  SHABEEL NAAGOOOD  waxaan sameeyey XASAN SHIIKH MUUMIN  waxaa ku xigatay Riwayadii la oran jiray YIXAAS DHEGADUUB oo u sameeyey  MAXAMED AADAN SAN GUB  waa labadii Riwaayadood ee igu horeeyey Ahmed  uuna ku soo can baxay oo ku noqday Fanaanda can ka ka ah somaliya Ahmed runtii wuxu aah anin yar marka uu Riwayadanah metalaayay kana heesahay kan dhexmuuqday fanaaniitii la matelaysay Riwayadahaas Ahmed wuxuu ahaa nin ilaahay siiyey quwada xaga muusiga ah oo uu kaga soo dhex baxo dhalintii u ku jiray markaas amba ha noqdeen kuwa uu kula jiray Iskuulka ama Fanaka Ahmed yaratiisii wuxu ahaa nin ku xidhan xaga heesaha aadan ula socda faniinitii xilagaa hadaan tusaale u soo qaato kooxaga ahmed uu carbka saaray mar wayadiiyey suaashaas waxaa ka mid ahaa Walaal Hargaysa oo ahayd kooxda koowaad ee wadanka wuxuu Ahmed isku dayi jiray in uu noqodo sida fanaanadaas oo kale oo uu uga maqlo heesihiisa Radiyihii xigaa ka jiray somaliya  hadaba suaasha Is waydiintalehi waxa weeyey Ahmed ma u hirgashay Riyadiisii. HAAA  waxay ku qaadatay wax yar intuu la meeltegilahaa kuwii uu jeclaa uuna  dhegaysan jiray heesahooda  in uu noqodo sidooda oo kale Ahmed wuxuu  ka mid ahaa Fanaaniintii la wareegi jirtay Riwaayadaha gobolada somaliya markaa isaga waxaa uu ka mid noqday Fanaaniinta sidaa dheer loo jecelahayahay  waxay ka bixi jireeen ilaa Muqdisho to Boorama Muqdisho ilaa kismaanyo Muqdisho ilaa buula Xaawo markaa sidaa buu ku sii noqday nin loo han awayanayahay Ahmed waa jeclaa somalidii uu la kulmijiray  Ahmed markuu yaraa fanaanaduu xiisan jiray waxaa ka  mid ah  MAXAMED AHMED KULUC, CISMAAN GACAN LOW , AHMED MAXAMED GOOSHINBIL, AHMED CALI XAAJI AADAN DALABLE, AHMED SHARIIF, AHMED NAAJI, SAALAX QAASIN SALAAD DERBI AHMED NAAJI   AHMED SHARIIF    (XAGA DUMARKA ) MAANDEEQ,  BAXSAN. MAGOOL, GUUDO CARWO, GALAAAYR, SAHRA AHMED, ok hada ahmed wuxuu aha anin Fanaaniitaa ku han wayn siduu ku gaadhi lahaa  ee siduu ku dhaagay baa meesh taal Ahmed adeer kiis oo soo korsaday oo soo barbaarshay  Ahmed  oo aah nin abwaan ah baa usameeyey heesa badan kooda waxaan la oran jiray C/QAARID CALI CIGAAL  oo ana haa abwaan kii ugu horeeyey ee hees u sameeya ahmed ahaan adeer kiis oo soo korsaday hadana eegno heesaha uu C/QADIR CALI CIGAAL  sameeyey waxaa ka mid ahaa  NAYRUUSHKU WAA CIID  Riwaayadii la oran jiray  JACAYAL BOG UMA BAAHAANA hadaba Ahmed  gabdhihii Riwayadaha la dhigi jiray kuwee buu ugu jeclaa  dadku waxy yiraahdaan Amed wuxuu ugu jeclaa KHADRA DAAHIR IYO SAYANB CIGE  lakiin ahmed wuxuu yiri gabdhahaan la dhigi jiray Riwaayadaha waxay ahaayeen gabdho aan la arag lana maqal mid mid laga doortana malahayan kuli waan wada jeclaaa  mar wax laga waydiiyey Ahmed wax iska bedelay Fankii markii qurbaha la soogalay wuxuu yiri fan ku wuxuu ku xidhaan dad ka somaliyeed hadaynoqoto mid jacayl ah iyo mid kale oo aha figradba markaa fankii kama danbay somaliya burburkeedii wuxuu yiri qurbaha markaanu nimid sidaanu ugu fekeri jiray fanka uguma fekero oo intaa waa ordaynaa lakiin soomaalia markaanu jog nay waxanu ahayan dad u meel goay in ay dadka maaeeliyaan wax ay haan xoogna saaray maaweelada dadka  Ahmed Cumar Cigaal wuxu hada joogaa wadan ka Maraykan ka gaar ahaan Gobolka Tanasi Magaalada Naashviil
Wuuxaan weli ka dhigaa Riwaayadan wadanka maraykan ka iyo yurb meelo ka mida wuunaa yiri illhay isagaa caadilee dhulkeenii hayguugo soo hoorsho nabad sida roobka ayaan ku leeyahay daka soomaliyeed ee akhrisanaya qoralkan



SALAAD MAXAMED SHARDI  SALAAD DERBI 

 wuxuu fanka ku soo biiray ka hor ahmed cumar cigaal salaad wuxuu si caadiya u bilaabay fanka sanadku markuu ahaa 1963 julay  isaga oo yar oo jiray 13 sano  salad heesihiisii hore hada dhegayato amaba dhegaystay waxaa uu cod kiisu u ekaa gabadh maxaa yeelay wuxuu ahaa nin yar oo caruur ah hadaba isaga oo sidaa u yar maxaa ku kalifay in uu gala fanka. Hadaba salad wuxuu ahaa markuu yaraa nin jecela fanaka xitaa markuu ku jiray dugsi quraanka oo uu jiray 8 dee sano wuxuu ahaa qof u hanuusan fanka oo wixii loosheegoba sidii heestii ugu luuqayna xitaa marka macalin ku uu yiraahdo akhri ALIF  wuxuu u akhriyi jiray sidii heesti oo kale ama ugu luuqayn jiray hadaba yaa ku soodaray Derbi fanka Derbi siduu u dhiganayey kulaajada ayaa waxaa la baray nin ka la yiraahdo SHIIKH   HALOWLE   waxaan baray nin  kuleejada uu Derbi dhigto ka ahaa kaabo markaa waxaalaga qaaday intixaan ku saabsan xaga heesaha   uu ku eegayey  HALOOWLE   in  Derbi uu heesi karo kabacdi wuu ku gudbay markaas waxay u ka xeeyeen idaacad meesheedii oo ay ahayad JULY 1 deedii oo ahayd meel ay soomaali oo dhai isiugu imanayso xitaa madax waynihii xiligaa xukumayey somaliya AADAN CADE oo laagu dabaal degayay maalintii XORNIMADA  SOMALIYA  ama MAALINTII WAQOOYI IYO KONFURI IS RAACDAY markaas Derbi halkaas buu ka heesay waan la jeclaaday wiilkaa yar oo heesaha sida uu ugu lluqaynayo aan daka waawayni kari Karin xitaa Derbi wuxuu yir markaa aan ka heesayey meeshaa  waxan gaadhi kari waayey mingirafoonka uu ku heesayo oo waxa lay dhigay mijilis aan u boxo  markaa waxaa la oran karaa Derbi maah nin ciyaar ciyaar uga soo dhex baxay bulshada somaliyeed  waxayna u ahayad taariikh fiican uu aadan ugasha xasuustiisa maalintii loo dabaal degayay xurnimada wadankiisa isaguna uu ku soo baxay oo uu kunoqday fanaan can ah  isla markiiba derbi waxaa qadatay idaacadii xiligaa ka jirtay somaliya isaga iyo MAXAMED CALI KAARIYE  IYO DEGJAR IYO KUWA KALEBA  ilaa iyo 1965 tii ayaay  u shaqaynayeen idaacad ilaa iyo markii laga sameeye  KOOXDII WAABERI  oo ahayd markii laysku daray kooxdii muqdisho iyo kuwa waqooyi loona bixiyey  WAABERI  1968 derbi wuxuu la heesayey magool heesta magaceeda la yiraahdo DALMAR waa heesi hii ugu horeey ee uu qaday marku waynaday una ug ujeclaa Riwaayadihii uu ka qaybgalay waxa kamid ahaa  QABRIGII JACAYLKOOW  XUSKII JACAYLKA IYO AARKALOO BADAN  Derbi lama soo koobi karo riwaayadihiisa iyo heesihiisa intani waa intii carbkiisu soo qabtay hadaba hadii uu yahay Derbi nin ilaa iyo xiligaa soo waday fanka oocaan ah  debeecadiisu waa side maru uu  Abawaan Sangub wax ka taabtay dabeecada Salaad Derbi wuxuu yir waa Fanaan kaan ugu jeclahay Fanaanad somaliyeed Salaad Derbi waa nin  qaboow  wuuna haa nin wixiisa dhan ku dhamaysata sabuur dheerad ah oo aan Fanaandu lahana hadaba goormaa magacan uu salad raacay DERBI  ma waxaa loo bixiyey intu ahaa Fanaan ka mise ka hor Salaad wuxuu yiri anaao yar oo iskuulka dhigta baa lay bixiyey waxaan ii bixiyey MACALINKISII  yaraantii dadka qaar waxay yiraahdan waxaa Salaad loogu bixiyey Derbi wuxuu aahaa  nin seexada Derbiyada lakiin salad sidaa maah buuyiri ee waxaa lagu bixiyey waa dhega adkaa markaa sidaa darted baa laygu bixiyey DERBI hada hadii Salaad u ahaa nin dhega adag xaga dugsida aan wax udhicin qalbigiisa seedee buu ula keenay marka uu Fanka galay oo aanay xiligaa weliba jirin farsoomalidan ayanu hada wax ku qoraa Salaad wxuu yiri xaga  heesu iguma adkayn marhadan dhegayso waxaan ugu dhegi jiray sida computerka oo kale marlabaad uamaan baan hjirn il aan dhegaysto hadaba hadii uu Derbi ka dhex muuqday bulashada somaliyeed side bu u arkayey xayase ula muuqdeen isaga horta somalidu way jeclayd Fanaaniiteeda Fanaaniituna way jeclaayeen shacabkooda lakiin Salaad wuxuu yiri anigu waxaan ka jeclaa bulshada somaliyeed may jirin ilaa iyo hada oo aan qurba joogona waxaan ka jeclahay ma jiraan ciday doona haadeen qabiilkay doon ha ahaadaan waxay aahaayeen dad iskugu kay mid ah ilaaiyo hada  hadaba salad sidaa uu u jeclaa umada somalyeed muyuu u jeclaa fanaka haa waa uu jeclaa fanka lakiin Salaad wuxu yiri weligay iskuma lahan jirin Fanaka oo isnaam oran jirin ku shaqayso Fanka ee waxaan tijaabin jiray wax yaabo kale waxaa jirta mar uu Salaad uu ka baxay kooxdii Waaberi oo uu aaday sacuudiga oo lays lahaa Salaad   wuu ka baxay Fanaka hadan uu dib ugu soo labtay oo uu yiri kabaxay  Fanaka ee waan u nasanayey hadaba Fanaan walaba iyo Abawan walaba oo heesa ama sameeya hees waxaa badan kooda soomaray jacayl dhaba ah oo ay ka heesen dhica Salaadana waxaa ugu jirta Taariikhdiisa hees uu u qada jacayl dhab ah oo ku dhacay heestuu u qadayan waxaa la oran jiray  CEEL BUUR  ada ka qaar waxay yiraahdaan heestu waa CEEL BUUR KUYAAL  lakiin isagu sidaa kama uu wadine wuxuu ka waday Ceel buur magalada la yiraahdo waxaan deganayd gabadh uu Salaad derbi jeclaa markaa sidaa darted buu ugu soo hal qabsaday Ceel buur  xitaa waxaa dhacday in Abwaan HADRAAWI uu ku yiri mar isaga iyo Salaad iyo kuwa kale oo ka mid ah Fanaanita iyo Abwanada somaliyeed oo mar uu ka jiray iskaa wax u qabso somaliya ay dhisayeey iskuul ku yaal Biledwayane oo la yiraahdo DHAGAXTUUR ee ahaa Sekenderiga ay joogaaan buu ku yiri Hadraawi Salaado waxaan samaynayaa hees kale oo u dhiganta Ceel buur oo ku saabsan Beled wayane qaad markaa Salaad wuu ku diiday oo wuxuu yiri  Anigu Ceer buur waxaan kalahaa dan sidaa darted baan ugu soo hal qabsanayey Ebalad waayn hees ay ku jirto  qaadimaayo BELEDWAYN markii la soo laxan gareeyey oo musig la saaray waatiilaadhiibay XASAN AADAN SAMATAR uuna ku soo baxay Salaad intuu fanaka ku jiray wuxuu la dhigay gabadho badan marakaa mar la waydiiyey Salaad in uu wax ka xasuusto kuwu ugu jeclaa gabadhaas wuxuu yiri kuwii hore waxaan ugu jecalahay maandeeq iyo magool maxaayeelay iga waqtiyo badan baanu wada dhignay Riwaayado heesan wada qaadnay Riwayadii ugu danbaysay waxaa la dhigay somaliya SAADO CALI IYO MAANDEEQ SAlaad wuxuu yiri kuwa hada ah ima diiriyo Fankoodu amaba qaabka ay u wadaan muusig hanoqoto iyl laxabee  waxaan la jiraa oo idiiya guruubkaygii hore ee aan la soobilaabay  mar lwayadiiyey waxa u dhexeeya fankii hore iyo kan hada aha wuxuu yiri kii hore wuxuu ahaa mid dad badani isugu tagaan soona wada saaraan lakin kan hada ah waa hal qof iyo halgitaar markaa dhan dhan malaha buu yiri Derbi wuxuu yiri iga gaadhsiiya dhabaal dadka somaliyeed meelkastay joogaan intaa nool inta dhimatayna ala ha unaxariisto waxaan idiin rajaaynayaa nabada inaan isku aragno iyo caafimaad qab.
Developed by Jago Desain