Taariikhda Fanaaniita Somaliyeed

Taariikda fanku waa wax aad u qoto dheer waxayna soo socotay sanaado badan  run ahaantiina waxay dhibta wayan ka taagan tahay wax qoray lam haya ilaa iyo hada.

Hadaba waxa yar aan ka taabano fanka bal siduu ku soo baxay iyo dadkan ayanu dhegaysano aslkii fanka meeshay ka soo bilaabeen.



Aniga ahan waxaan ka soo gaadhay oo fican Funka majiro maxaayeala waxan ka mid ahaa dhalin yaradii dhalatay xiligii civil warku bilabamay.
lakiin sidaas oo aay tahay hadna waxan uhaya fanka somalida xiiso aad u wayan oo marka layga sheekeeyo am aan dawado riwayadan waxan u arkaa in aay yihiin fananai iyo abaawaani aad iyo aad ugu fiican jilida lehna xigmad aad iyo aad u qaali ah. marka suaashan waxaan meesha dhigay suaashan saanad ki hore wax habayartee isku deyay na ma jiraan marka bal aan anigu isku dayo in aan qayb ka mid ah ka jawabo.

Nin kii ugu horeyey ee soo saara musig iyo hees wada socda wuxu ahaa nin ka magaciisa la oran jiray C/LAAHI QAARSHE
waa nina sameyey heesta caanka ah ee aan wada nawaan ee ku magaca dheer AQoon la aani waa iftiin lanaan.idan bay u qoran tahay.

aqoon la'aani
waa iftiin la'aan
waa aqal iyo
ilays la'aane

ogaada ogaada
skuulada ogaada
ogaada ogaada
walaalayaal ogaadaa

wuxuu dhashay sandkii 1920 gii wuxuuna geeriyooday sandku marku ahaa 1997 illhay ha u naxariisto isaga iyo wixii muslin ah o dhintayba.

kooxa soomaliya ee ugu caan sanaa xaga fanka markaan baadhay waxan soo ogaday in ay somaliya markii hore lahayd koobox badan sida kooxdii ciidanka xooga dalka oo ay ku jireen fanananta badan koodu waxaa jiray kooxdii raadiyo hargaysa waxaan iyo kooxdii raadiyo muqdisho
sanadku marku ahaa 1964 kii waxaa laysku daray kooxdii ciidanka dalka iyo kooxdii radiyaha waxaan lo bixiyey magaca caanka ah oo ilaa iyo maanta taagan inkasta oo aanu lahayn xoogu lahan jiray waa gii hore waa magaca layiraahdo WAABERI
kooxdan waxay si fican u soo shaqaysay ilaa iyo 1964 ilaa 1990 gii hadan way kala dadtay oo fananiti ku jiray midba meel bu ka dhacay mid la dilo mid is ka dhinta mid qurbaha soo galao oo naftiisa wax u raadsada waxa ku dhacday NIN QADHAAFSADA NIN QADA HALA KALA QAXO wixi kale ee aan idin dheerahay waa idiin soo sheegay aidinkun hada ku aragtana qalad intaad akhrisanaysan soo sax ama hadan wax qald ah ku daray ii soo sheeg. taaso waa inta aan ku furi karo Taarikhda fanka somaliyeed in aan idn sheego meesha uu ka yimid.

"taariikh isma qariso hadan la qarinayan"

FANKU XAGUU KA BILAABMAY?

Waa suaal is waydiin mudan meesh aheesana iyo riwaydanah casriga ahi ka bilaabmeen aniga markana maskaxdayd aka shaqaysiyey oo ana isku beeg beegay waxaan ka bartay dadak xirfada uleh inkasto aan heli dad aad iyo aad ugu takhasusuay fanka waxaan dareemay fanka hada ana dhegaysanaa in uu ka bilabay meelo dadku sifiican u xiiseyan sada masxafyada oo labilabay in la soo bandhigo riwaydo si dadku u arkaan fanka cusub wuxuu yahay waxaan orankaraa xaga waqoyiga wuxu fanku ka bilabay oo dadka somalieed aad iyo aad u xiiseyeyn  ayan ka dhigiin wax mar walba la socoda noloshooda meeshii ugu horaysya ee u ka soobaxa way ahad magalda Hargaysa oo ahayd xilgaa magaladii labaad ee Somaliya waxay kooxdii ugu horaysya ka soo baxday Raadiyihii Hargaysa. wa akan ee firi sawirkiisa.

Halkaas baa dadka badan koodu ku soo caan baxay lama tirin karo dadkii ka bilabay fanka raadiyahaas hadan qof caan ah maanta faka ku dhifto waxaa weeyey Abwaanka wayne Ee Cabdulaahi Ciise Singib oo isagoo yar halkaa la bilbay.

Fanku waa ala qaybsan waxa iyna jirtay markii danbe kooxdii ciidnaka xooga dalka iyo kooxdi kale ee raadiye muqdisho markaa fanku wuxuu si fiican u soo shaac baxay qarnigii saagl iyo tobnaad ilaa iyo 1990 buu si fiican u camalayanayey kadibna wuxu ku noqday sidii u ana jiray waayo waayo o ahayd in mar mar dhif ah la maqlo nin fanan ah oo heesay ama Riwaayda so obaxda . maxaa yeelay dadkii wadi jiray waxan waa dhinteen waxan waa u dhamtay oo wax ay mada dliyana bay wayeen oo dadki ba ka soo qaxay dhulkay deganyen .


Magacyada Fananiinta Somaaliyeed


Abdillahi Qarshe was the father of Somali Music. He was a great poet and musician. He was the first Somali to introduce instrumental accompaniment, the Lute in particular, to urban and radio audiences.

waa kaa ninka music soomaligu ka yimid he is the founder of Somali music.
maxamed saleebaan Cabdi xasan digeCabdi jibaar


 Omar Shariif                 Ahamed Naaji   Xasan Aadan                Cumar Dhuule  Mandeeq                       Cali sugale

Bagaag                          Ahmed Rabash

Kooshin                         Sanka

 Sahra Ahmed         Xaliima Shariif            Khadra Daahir            A.Nuur Alaale

 Jeeri        IIdi

 Jooqle   Buunis  Omar yare

 Cabdi faraax kuus    mahad yare  

 C/alaahi boqol  winkeyn   Cali atoore

Dalays  Maryan Mursal  Faduma Qisim

 Saado Cali Nimco Jaamac2dhagax

  Shukri shacni    nakruuma Saynaba

Hibo    Haldhaa Luul jaylani

Sahra Daawo Sahro Sayid Deeqa

 Shukri f. sandiko   hibo

Klatuun Xaliima Khaliif Magool


Mahad yare   Awees KhamiisC. janaan
Caruus  Salaad derbi Maki H> B
Cumar jabuuti Dowlo Sh> abuubakar
Kinsi xaaji Aadna

TAARIIKH NOLOLEEDKA FANAANADA AHMED CUMAR CIGAAL IYO SALAAD MAXAMED SHARDI SALAD (DERBI)

MAGACYADA FANAANIINTA
1 :: Aamino Cabdilaahi
2 :: Axmadey Abuubakar
3 :: Axmed Cali Cigaal

4 :: Axmed Cali Dararamle
5 :: Axmed Gacayte

6 :: Axmed Mooge Liibaan
7 :: Axmed Muxumed Balaweeye

8 :: Axmed Naaji Sacad
9 :: Cabdi Ayaan (Shimbirta)

10 :: Cabdi Cali Baacalwaan
11 :: Cabdi Janan

12 :: Cabdi Salaad Beerdilaacshe
13 :: Cabdi Tahliil Warsame

14 :: Cabdi Xasan Dige
15 :: Cabdijabaar Al-khaliiji

16 :: Cabdikhadar
17 :: Cabdinaasir Macalin

18 :: Cabdinuur Saalax Warsame (Jazz)
19 :: Cabdiqaadir Yuusuf Bagaag

20 :: Cabdisalaan Siciid Xasan
21 :: Cabdixakiin Ciise Geedi (Farayare)

22 :: Cabdulqaadir Macalin Jubba
23 :: Cismaan Gacanlow

24 :: Cumar Dhuule
25 :: Cumar Shooli

26 :: Cumar Xasan Cabdi Rooraaye
27 :: Deeqa Axmed

28 :: Faadumo Cabdilaahi Maandeeq
29 :: Faadumo Cali Cilmi

30 :: Faysal Cumar Mushteeg
31 :: Hanuuniye

32 :: Hibo Maxamed (Hibo-nuura)
33 :: Jaamac Cabdi Cimi Jaamac-yare

34 :: Khadro Daahir Ciga
35 :: Kinsi Xaaji Aadan

36 :: Maryan Mursal
37 :: Maxamed Axmed Dhabarlow

38 :: Maxamed Axmed Kuluc
39 :: Maxamed Mooge Liibaan

40 :: Maxamed Nuur Giriig
41 :: Maxamed Saleebaan Tubeec

42 :: Maxamed Yuusuf
43 :: Maxamuud Cali Burco

 44 :: Mukhtaar Dafle
45 :: Muuse Ismaaciil Qalinle

46 :: Nuur Eebo
47 :: Saado Cali Warsame

48 :: Saalax Qaasim Naaji
49 :: Sahro Axmed Jaamac

50 :: Salaad Maxamed Shardi
51 :: Sayid Khaliifa

 52 :: Saynab Cige
53 :: Saynab Labadhagax

54 :: Saynab Xaaji CAli Baxsan
55 :: Shankaroon Axmed Sagal

56 :: Xaliima Khaliif Magool
57 :: Xasan Aadan Samatar

58 :: Xasan Diiriye
59 :: Xuseen C Miraale





Developed by Jago Desain