Posts

Degmada Baargaal waxaa ka socda diyaargaraw xoogan oo la xiriira xuska munaasabadda Asaaska Puntland ee 1-da August.

Degmada baargaal waxaa maanta si wayn uga socda diyaargaraw xoogan oo
ay hormuud ka yihiin Maamulka Degmada iyo ururada dhalinyarada ,
ururka hooyooyinka ,Bulsha waynta ku dhaqan degmada baargaal ,
ururadaas oo isku xilqaamay diyaarinta munaasabada xuska sanadguuradii
14 aad ee ka danbeaysay aasaaskii Puntland,

Munaasabadaas la qabanqaabinaayo ayaa waxaa kamid ah qaybaha xaflada
dhoolatus ay ka wada qayb qaadan doonaan Ciidanka police-ka iyo
ciidamada marince-ka puntland , ururka hooyooyinka , , Ururada
Shaqaalaha ,Ururada Dhalinyarada , Heerarka kala duwan ee ardayda wax
kabarata degaanka , ururada ciyaartooyda

Maamulka puntland  waxaa la asaasay 1 August-1998. Waxaana loo asaasy
kadib markii dagaal ahli ah ka bilowdeen dalka soomalia
Waxaana maamulka samaytay beelaha dagan  deeganka puntland Si loo helo
nabad ,horumar,Cadaalad ,Iyo kala dameyn.
Waxaa maamulka soo maray sadex madaxweyne ooku yimi doorashada  baarlaamaniga ah
Waxay ahayd guul lataabankaro Asaaskii Puntland Maamulka hada wuxuu ka
koobanyahay . Sideed Gob0l,37degmo. Golaha Barlamaanka,Golaha
Xukuumada ,Golaha Garsoorka .

Shabakada Baargaal.net
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain