Riwaayad Xiiso Badan -Riwaayadi Jinka & Faalka [Daawo]

Riwaayad Xiiso badan oo ay dhigeen majaajilaystayaasha Somaliland ayaa waxaa soo Bandhigay Tv-ga HCTV ee ka mid ah Tv-yada afka Soomaaliga ku hadla . Riwaayada ayaa ah mid xiiso badan oo aad aad uga helayso. Riwaayada ayaa waxaa jilaaya Majaajilaystayaasha caanka ka ah Cariga Dadka Afka Soomaaliga k u hadla waa Sooraan & Jawaan .
 Qaybta koowaad ee Riwaayada halkaan ka daawo :











Qaybta Labadaa ee Riwaayada ka sii wado :

Developed by Jago Desain