Posts

Barre faatax maxamuud ciise oo isu soo taagay tartanka jagadda madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland.

Barre faatax maxamuud ciise ayaa Ku dhawaaqay inuu yahay musharax u
taagan jagadda madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland.



Barre Faatax maxamuud oo lagu yaqaan nin aqoonyahan ah oo meel sare ka
gaaray xaga aqoonta.

Bare Faatax ayaa markii ugu danbaysay ee uu warbaahinta ka soo baxay
wuxuu dhaliilay maamulkii raascasayr state oo uu u hayay xilka
madaxwayne ku xigaynka asago islamarkaana isga baxay maamulkaas.

Barre faatax maxamuud ayaa noqonaaya murashaxii ugu horeeyay ee iska
soo sharaxa degaanada bariga fog ee maamul goboleedka puntland

Shabakada baargaal.net
Isha wararka horumarka degaanada calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain