Abdexaan waa meel cimilo fiican oo dugaal ah,Shabakada baargaal media oo booqatay abdeexaan, siiba jaanka abdeexaan , jaanka oo ah khoori dabiici ah , isla markaana laba il oo biyo macaan ah dhinac kaga shubaayaan iyo doofaar badan iyo garanuug iyo ugaar kale oo biyaha jaanka dhinac ka cabaaya , daawasho wacan , hana ilaawina inaad aragtidiina ka
bixisaan goortaad daalacashada bogataan