Baargaal : Xaalad dhaqaale xumo oo la soo daristay Degaanka

waxaa baryahan denbe laga dereemaayaa degaanka baargaal iyo degaamada
hoos yimaada xaalad dhaqaale xumo oo aad u baahsan , ayadoo
cabashooyin badan ay kasoo yeeraayaan ganacsatada ganacsiga kala duwan
degaanka ku haysata iyo bulshada degaanka

Xaaladan ka taagan degaanka ayaa cuuryaamisay noloshii iyo ganacsigii
dadka rayidka ah mana jiraan ilo ay dadku ka helaan nolol
maalmeedkooda

waxaa loo aanaynaayaa xaaladan hadda taagan , ayadoo Degmada 90%
dakhligu ka soo galo shaqada badda iyo kaluumaysiga , islamarkaasna uu
xumaaday wax soo saarkii badda ,taas oo ah caqab hortaagan horumarka
degaanka

Shabakada Baargaal.net
Isha wararka horumarka baargaal
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain