Waraaqaha Akhristayaasha: Ku Dhamaan Waxgaradka Beesha


KU: DHAMAAN INTA WAXGARDAKA EE BEESHA SIWAQROON
KU: DHAMAAN NABADOONADA BEESHA SIWAQROON
KU: DHALINTA WAXGARDAKA BEESHA SIWAQROON
KU: CULIMADA BEESHA SIWAQROON.
KU: SIYAASIINTA WAXGARADAKA BEESHA SIWAQROON.


Dhamaan waxaan salaamay bahda wargeeska www.baargaal.net & wax garadka
ka soo jeeda calbari oo dhan dhamaan waan salaamayaa

waxaan halkaan ku soo gudbinayaa warbixin ku saleesan in maantey
beesha dhaxdeeda la isku caayo odey weyn oo wali wax garada ah in la
caayo waa mam nuuc weyaan waana odey Aadan maxamed cali in maantey wax
ay ka sheegaan waa mam nuuc weyaan.

wiilka la yiraahdo Idiris makiinad & yuusuf dooxajoog in ay maantey
wargays ay furtaan ayna dadka sharafta leh ay ku jaa'ifeeyaan

waxaan ugu baaqayaa beesha siwqaroon wax garadkiisa oo dhan in ay
fiirayaan labadaa wiil waxa ay sameenayaan ..

waxaa Ashtako u gubineynaa beesha siwaqroon nuux yooniska in ay
labadaa wiil lakala yiraahdo idiris makiinad & yuusuf dooxajoog in ay
qabsadaan..

maxaa yeelay ka tiro ma ahan in ay af lagadeeyaan waxa gadaka beesha
siwaqroon waana in ay qabsadaan wiilashaas

mahadsanidiin

wabilaahi towfiiq..
Raage Omaar.
Developed by Jago Desain