Deg Deg : Madaxweyne Xasan Sheikh oo isniinta tagi doona Garowe

Warar mar dhow ku soo dhacay warqabadka shabakada baargaal.net ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud uu saadame ama bari haday suurtagal noqoto uu Garowe tagi doono islamarkaana uu halkaa ku qaabili doono Madaxweynaha dawlad goboleedka puntland c/raxman Faroole

Madaxweyne Xasan Sheikh oo iminka ku sugan Magaalo xeebeedka Mombasa ayaa halkaas wuxuu kulan kula yeelanayaa Madaxweynaha Kenya Mr. Uhuru Kenyatta, oo ay ka wada hadlayaan amuuro ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Shabakada Baargaal.net
Breaking News
Developed by Jago Desain