Maantay oo ay Taariikhdu tahay 1/4/2013 ayaa waxaa Golaha Wasiirada Dawlad goboleedka Puntland la Hor-dhigidoonaa Gobol Cusub.
Ilo wareedyo ku sugan magaalada Garoowe ayaan ka helnay in gobol cusub oo Barri Magcaabistiisu ka soo Bixidoonto Madaxtooyada Puntland ,
Gobolka Cusub ee GardaFuul ee La Magcaabi doonaa ayaa
Xaruntiisu noqon doontaa Magaalada Baargaal ,
Magcaabista ka dib ayaa Maalinta Talaadada ah gobolka la Hor-Gaynayaa Baarlamaanka Dawlad goboleedka Puntland si ay u Ansixiyaan
Ku dhawaaqista gobolka gardafiil ayaa bulshada deegaanku mudo hadalhaysay
Wararka la xiriira magacaabista gobolka kala soco khadka tooska ah
Baargaal@gmail.com