DEG DEG: Qarax Xoogan oo lala eegtay Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka dhacay KM 4 Muqdisho

Qarax Xoogan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa ayaa ka dhacay Agagaarka Isgoyska KM 4 ee Degmada Hodan.

Wararka hordhaca ah ee soo gaaraaya shabakada baargaal.net ayaa sheegaya in Qaraxaan lala eegtey gaari uu saarnaa Wasiirka arimaha gudaha C/kariin Xuseen Gulled .

wasiirku ma saarneyn xiliga uu weerarku dhacayay , Ugu yaraana 6 Qof ayaa Geeriyooday qaraxaasi.

Shabakada baargaal.net
Breaking news
Developed by Jago Desain