Lacagta Shanta Boqol ee Shilin oo Baargaal laga diidey

Ganacsatada magaalaada baargaal ayaa sida ganacsatada kale ee magaalooyinka waawayn ee puntland ayana bilaabay inay joojiyaan wax ku iibinta lacagta Shanta Boqol Shillinga Soomaaliga, taasi oo ay dadka ku micneeyeen kadib markii ay dowladda puntland diiday in ay canshuurta ku qaado lacagta Shilin Soomaaliga ah,

Magaalada Bosaso oo ah dekeda iyo xarunta ganacsiga puntland ayaa sidaan oo kale dadku u joojiyeen isticmaalka lacagtaas,

Shabakada Baargaal.net
Developed by Jago Desain