Posts

Xog hoose: Akhriso magacyada wasiirada cusub ee dhawaan la shaacin doono.

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan idiinsoo gudbinaynaa liiska
magacyada wasiirada cusub iyo wasaaradaha lagu wado in dhawaan la
shaaciyo ayada oo ay wasiiro hore xilalkooda waayi doonaan.


Liiskan oo aan la hubin inuu sax yahay balse loo badinayo inuu
yahaymidka dhabta ah ee maalmaha nagusoo aadan la shaacinayo ayaa waxa
ku jiro magacyo cusub oo kusoo biiray golaha wasiirada ayadaoo ay kuwa
horana meesha ka baxeen.
Wasiirada miisaanka ku leh xukuumada hada jirta ee liiskaan ka maqan
ayaa waxaa ka mid ah maaliyada, gaashaandhiga, arimaha gudaha,
ganacsiga iyo weliba boostada iyo isgaarsiinta, sidoo kale wasiiro
kale ayaa meesha ka baxayahaddii uu liiskan noqdo kan lagu wado in
dhawaan la shaaciyo
.
Hawiye

1. Yusuf Garad Omar (Ayr Clan)
Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka

2. Abdi Mohamed Laqanyo (Hawadle Clan) Wasiirka macdanta,
barnaamishyada gaarka iyi horumarinta.

3. Mustafa Dhululow (Murusade Clan) Wasiirka dib u dejinta iyo dhaqancelinta

4. Drs. Hawo Abdi Dhiblawe. Wasiirka caafimaadka

Daarood
1.
Dr. Sadiq Enow (Majerteen Clan/Osman Mohamud) Wasiirka maaliyada

2. Saleban Hagalatoosiye (Dhulbahante Clan) Wasiirka kalluumeysiga

3. Dr. Badal Kariye (Leelkase Clan) Wasiirka warfaafint, boostada iyo
isgaarsiinta

4. Ahmed Mohamed Islaan (Ogaden Clan) Wasjjrka arimaha diinta iyo cadaalada

Digil iyo Mirifle

1. Hon. Col. Hussein Osman Hussein (Member of Parliament) Wasiirka gaashaandhiga

2. Hon. Eng Maxamud Maxamed Bonow (Member of Parliament) Wasiirka howlaha guud

3. Hon. Lul Abdi Adan (Member of Parliament) Wasiirka xanaanada xoolaha

4. Hon. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax (Member of Parliament)
Wasiirka dalxiiska
Dir
1. Fowsiya Haji Adan (Member of Parliament) Wasiirka arimaha dibada

2. Hon Dr Siciid Mohamed Ali (Member of Parliament) Wasiirka waxbarashada

3. Hon. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur (Member of Parliament)
Wasiirka cayaaraha iyo dhalinyarada

4. Hon. Zakariye Xuseen Aare (Member of Parliament) Wasiirka bariga
Afrika iyo horumarinta gobolka

Beesha Shanaad

1. Hon. Prof. Mohamud Omar Dalha (Member of Parliament) Wasiirka beeraha

2. Hon. Khadiija Maxamed Diiriye (Member of Parliament) Wasiirka
arimaha baarlamaanka iyo golaha wasiirada

3. Hon. Farah Abdikadir Wasiirka ganacsiga
Wasiirudowlayaasha

Darod/Awrtable

1. Hon. Mohamed Nur Gacal (Member of Parliament) Wasiirudowlaha arimaha dibada

Hawiye/Duduble

2. Hon. Abdi Ali Mohamed Wasiirudowlaha maaliyada

Digil & Mirifle

3. Dr. Muumino Sh. Cumar Wasiirudowlaha beeraha

Dir

4. Hon. Aamino Cumar Jaamac (Member of Parliament) Wasiirudowlaha arimaha gudaha

Beesha shanaad

5. Hon. Mohamed Kaynan (Member ofParliament) Wasiirudowlaha howlaha guud
Developed by Jago Desain