Xukuumada dalka Qadar oo diiday dabaal daga xuska 18 May in dalkeeda lagu qabto

Xukuumada dalka Qadar ayaa u diiday qurbajoogta reer Somaliland ee dalkaas ku dhaqan inay dhigtaan xaflada 18MAY ee sanad guurad 22aad ee ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay gooni isu taaga Somaliland kadib markii ay ku xirtay inay warqad kasoo qaataan safaarada dawlada fedraalka Soomaaliya ee ku taal dalkaas.

Dalka Qadar oo ah wadamada aadka u taageera dawlada soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa aad uga soo horjeeda kala go'a soomaaliya

Talaabadan ayaa laga yaabaa inay horseedo in dalal kalena inay ayaguna rakaateen xafladahan oo kale

Shabakada Baargaal.net
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain