Ciid wanaagsan Dhamaan akhristayaasha Shabakada Baargaal.net


Dhamaan umada Soomaaliyeed meel walaba oo aad joogtaan waxaan idin leenahay Ciidwanaagsan, 29 cisho kadib waxaa idinku hanbalyaynanaa dabaaldaga maalinta ciida Fidriga oo aad ku wada damaashaadaysaan dunida daafeheeda.

Waxaan hanbalyo gooniya u diraynaa akhristayaasha shabakada Baargaal.net waxaan ilahay ka rajaynaynaa in uu naga aqbalo cibaadada Soonka cadaabtana uu naga xoreeyo Insha Allah.

Waxaan Alle weydiisanaynaa in u dalka Soomaaliya iyo dadkaba uu ka dul qaado dhibaatada iyo abaaraha uguna badalo Nabad, Cadaalad, Horumar, Sinaan, iyo Barwaaqo.

Sanadkan kiisa kale ku gaara baraare iyo Horumar

SHABAKADA BAARGAAl NET
Isha wararka horumarka Deeganada Calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain