Ogaysiis: Ka soo qayb Gal Shir Bulshada Calbari ee UK


Waxaa la ogaysiinaayaa Bulshada Deegaanada Calbari ee Ku dhaqan Wadanka ingiriiska , Gaar ahaan Magaalada London in Shirkii Loo ballansanaa ee Bahda Uk la qaban doono maalinta sabtida ah 24/8/2013 Goobtuna waa Xaafada Kings cross ee Bartamaha London 2:00 PM  Duhurnimo

Kasoo qaybgal wacan

Wixii faahfaahin ah oo intaas dheer waxaa kala soo xiriiri kartaan

caydaruus cabdi ismaaciil Balbalaare
Email xayle3@gmail.com
London , UK
Developed by Jago Desain