Waraaqaha akhristayaasha : Been dambe ma soconayso. Tol lagu qaarabto ma soconayso

Asc... Anigo ah Xayle Balbalaare, markaan arkay howsha shirka kadib sida ay u socoto. Waxa ii muuqda wax natijo ah oo ka soo baxaya inaysan jirin.

Maxaa yeelay weli waxaa ii muuqda qaladkii shalay mid kasiiliita. Waxaa jira macalimiin sabuurada wax qalad ah ku qoraya oo hadana raba inay dadka ka dhaadhiciyaan. oo hadana ogsoon dhibka dhulkii ay ugeesteen. Xitaa aan la dhihi Karin waxaan way qaldan yihiin.

Taa marka kadib ma soconayso. Been dambe ma soconayso. Tol lagu qaarabto ma soconayso. Marka toloow waxaan idiin sheegayaa ilaa laga helo dad nadiif ah oo magacaa xafidi kara wax jira inaysan jirin.

Xayle Balbalaare
uk
Developed by Jago Desain