Posts

Nairobi: Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, oo kusoo biiraya Musharaxiinta Puntland


Ra,iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG-ka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa lagu wadaa dhawaan inuu ku dhawaaqo musharax u tartamaya xilka madaxtinimo ee Dowlada Puntland,

mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo hada ku sugan magaalada Nairobi, halkaas oo uu ka wado dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo uu rabo inuu uga mid noqonayo musharaxiinta kusoo biireysa kuwii horre.

Ra,iisal wasaare Cumar C.rashiid illaa hadda si rasmiya uma uusan shaacin qorshihiisa musharaxnimo.

BAARGAAL.NET
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain