Saadaal:Qorrax Madoobaad nagu soo food leh horaanta bisha soo socota


Sida la saadaaliyay waxaa inagu soo fool leh qorrax madoobaad maalinta Talaadada ee 3da November, 2013 ka.

3 November, 2013) waxaa la arki doonaa haduu ilaah yiraahdo qorrax madoobaad lala yaabo oo ah mid isugu jira laba nooc: Qorrax madoobaad buuxa iyo mid fargashi oo kale ah (Total and annular eclipse).

waddammada carabta badankood, labada Ameerikood, iyo dalalka badweynta Atlaantikada qaarkood wuxuu noqonayaa qorrax madoobaad qayb ahaaneed (Partial eclipse).

Dhulbaraha iyo xarriiqa giriinwij (Greenwich) wuxuu noqonayaa qorrax madoobaad buuxa (Total eclipse) Soomaaliya, Uganda, Ethiopia iyo meelo kale qorrax madoobaadku wuxuu isugu jiri doonaa (Total eclipse iyo annular eclipse).

ugu danbayntii dhakhaatiirtu waxay dadka uga digaan inay eegaan qorrax madoobaadka iyaga oo aan sidan muraayado loogu talo galay.

BAARGAAL.NET
xafiiska wararka dunida
Baargaal- soomaaliya
Developed by Jago Desain